Boqorka Sweden oo Qasrigsa kasoo eryay caruur uu awoowe u yahay.

Boqorka Sweden ayaa guriga boqortooyada dalkaasi waxaa uu dibadda uga soo saaray shan caruur ah oo uu awoowe u yahay.

Go’aanka Boqor Carl-ka 16-aad ayaa lagu micneeyay in uusan dooneynin in caruurtu ay darajo sare ku sii lahadaan boqortooyadda islamarkaaana ay qabtaan shaqadda rasmiga ah ee boqortooyadda.

Caruurtu waxay xubin kasii ahaan doonaan qoyska waxayna heysan doonaan magaca ah amiir ama amiirad.

Go’aanku ma suusan saameyn labo ilmo ah oo u boqorku awoowe u yahay ee sida tooska ah u leh taajka boqortooyadda.

Dadka arrintaan indha-indheynayay ayaa sheegay in ay ka turjumeeyso in aan loo baahneyn in lacag lagu biyo xubno badan oo qabanaya shaqadda boqortooyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here