Saturday, September 25, 2021

Mahad Salaad oo jawaab kulul ka bixiyey dilkii uu guddoomiye Cumar Filish ugu hanjabay...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka fal-celiyey hadalkii maanta ka soo yeeray guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish, waxuuna u soo...

Hassan Sheikh Mohamud: Fahad Yasin is destroying Somali politics

 Former Somali President Hassan Sheikh Mohamud went into a stinging tirade against the Director of the nation's Somali intelligence agency on Saturday...

Faallo: 8-Caqabad oo Kheyre ka hortaagan Madaxtinimada Soomaaliya!

Saaxiib la’aanta siyaasadeed ee haysata ololaha ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ma aha mid cusub, sida ay sheegeen la-taliyeyaashiisii...

Heritage: Sida la doonayo in loo boobo doorashada 2020, waxaa i qarso noqon doonta...

Warbixin dheer oo uu soo saaray Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa si qota dheer looga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyadoo warbixintan...

CC Shakuur oo si adag u eedeeyey Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa uu eedaymo u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hay’adda Nabad Suiggidda.

Maryan Qaasim oo aad ugu dhaleeceysay culumada Soomaaliyeed arrin ay ka gaabiyeen

Wasiirkii hore ee wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa culumada Soomaaliyeed aad ugu dhaleeceysay, sida ay u dayaceen...

CC Shakuur oo war ka soo saaray boorarkii maanta laga jeexjeexay fariina u diray...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah musharaxiinta sanadkan u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray boor uu...

Madaxweyne Farmaajo ma laacib uu goolku diidaybaa, mise difaaciisii ayaa gool ka dhaliyey?

Madaxweyne Farmaajo ma laacib uu goolku diidaybaa, mise difaaciisii ayaa gool ka dhaliyay? Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee xalay 18/09/2020,...

Yuusuf Garaad: Aniguba mar baan dhacay

W/Q: Yuusuf Garaad Cumar Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan...

Muxudiin Darba-weyne: Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta gobolkiisii ha aado + Video

Muxudiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay...

UGU AQRISKA BADAN