Saturday, September 25, 2021

ANGALADA WARKA – AHMIYADA DIIRRADDA

Talaabada koowaad ee saxafi kastaa waa inuu caddeeyo mawduuca sheekada iyo meesha uugu muhiimsan ee ay shaakadaasi ka hadlayso ama angle-ka uu...

Warka Culus & Warka Fudud

Warka culus (“Hard News”), waa midka ku xiran waqtiga – waana war-maalmeedka ama dhacdo markaa taagan.Wuxuu ku saabsan yahay wax markaa dhacay...

NOOCYADA SHEEKOOYINKA SAXAAFADDA

Sheekooyinka wararka ama warka culus (New stories) - Sheekooyinka ku saabsan wararku waxay noqon karaan dhacdooyinka ama mawduucyo aloosan. Waxay noqon karaan...

Caro hor leh oo ka dhalatay Weriye la xiray xilli uu...

Weriyaha CNN oo Minneapolis ugu soo warramayey oo la xiray xilli ay mudaharaadyo looga soo horjeeda dilka loo geystay ninka madowga ah...

DF oo war ka soo saartay Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada...

DF oo jawaab rasmi ah kasoo saartay eedda suxufiyiinta: “Ma yaqaanaan...

Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeymaha isugu jira carigga, caburinta, caga jugleynta, is-hor taaga shaqada iyo kuwo kale...

Hey’adda HRW oo DF ku eedeysay inay laba jibaartay tacadiyada ka...

Hey’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay laba jibaartay...

Maamulka K/Galbeed oo ka war bixiyey eedaha loo heysto Weriye Mukhtaar...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixiyey xarigga Weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo ka tirsan Idaacadda VOA, kaas oo maalin ka hor lagu...

Safiirka Midowga Yurub oo DF ku dhaleeceeyey caburinta Saxaafadda

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre kala hadlay caburinta ay xukuumaddisu ku heyso Suxufiyiinta...

Weriye caan ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus

Dalka Zimbabwe oo kamid ah dalalka Afrika ee lagu arkay xanuunka corona ayaa waxaa ugu dhintay weriye caan ka ahaa dalkaas.

UGU AQRISKA BADAN