Ciidanka Kumandooska Danab XDS Oo Daryeel Caafimad U Fidiyey Dad Shacab Ah.

Ururka 4 aad Guutada 16 aad Ciidanka Kumandooska Danab Ee Xoogga dalka somaliyeed ayaa Daryeel cafimaad u fidiyey bulshada ku dhaqan degaanada ku dhaw Degaanka balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Daryeelkan bulshada Loo Fidiyey Ayaa Ah qayb ka ah Daalada Ay Ciidanka Kumandooska Danab ku Garab taagan Yihiin Bulshada Somaliyeed.

Balse Kooxda Argagixisada Alshabaab Ayaa Iyagu Ah Kuwo Dhac, Boob ,&Kufsi Ugaysta Bulshada.   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here