Daawo: Maamulka G/Banaadir oo soo saaray xeer cusub oo ka kooban 7-qodob

Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar cusub oo looga hor tegayo dabka, iyadoo marar badan uu khasaare geystay dab siyaabo kala duwan kacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystay khasaare naf iyo malba leh.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo warbaahinta u akhriyay todoba qodob oo xeer looga dhigay ka hor tagga dabka, kuwaas oo ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cumar Filish.

Ganacsatada reer Muqdisho ayaa lagu amray inay dhaqan geliyaan go’ankaan cusub ee maamulka gobolka Banaadir uu ka soo saaray khatarta dabka.

Hoos ka Daawo afhayeen oo akhrinaya qodobada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here