Everton ayaa ku dhawaaqday Tababarihii hore ee Liverpool Benitez inuu yahay tababaraha cusub.

Everton ayaa ku dhawaaqday tababarihii hore ee Liverpool Benitez inuu yahay tababaraha cusub.

Magacaabista Benitez ayaa timid kadib markii uu shaqadaasi uu ka tagay Macalinka Reer Talyaani ee Carlo Ancelotti oo ku biiray Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here