Gurmadka kumaanan ruux oo biyo qaadeen oo ka socda dalka Filibiin

Philippine Coast Guard conduct a rescue operation, after Typhoon Vamco resulted in severe flooding, in the Cagayan Valley region in northeastern Philippines, November 13, 2020. Picture taken November 13, 2020. Mandatory credit PHILIPPINE COAST GUARD/Handout via REUTERS ATTENTION EDITORS - NO RESALES. NO ARCHIVES. THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. MANDATORY CREDIT

Ciidamada badda iyo kooxaha gurmadka dalka Filibiin ayaa ku hawlan samata bixinta kumanaan ruux oo uu qaaday daad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ka da’ay dalkaas.

Mas’uuliyiinta dawlada ayaa sheegay in dhawr tuulo oo ku yaa;a waqooyiga dalka Filiniin ay biyo qaadeen waxaana dadka aad u saameeyeen daadad kusoo rogtay kadib markii uu da’ay roob duufaan wata.

Inta la xaqiijiyay 30 ruux ayaa ku geeriyooday kumanaan kalena waa ay go’doonsanyihiin sida ay dawlada Filibiin xaqiijisay.

Gobolada Tugawareeyo iyo Joorjiya ayaa ah halka ugu daran ee daadadku kusoo rogmadeen waxaana kooxaha gurmadku isku dayayaan inay dadka geeyaan meelaha dhulka sare ah.

In ka badan hal million oo qof ayay dawladu ka digaysaa inay saameyso dufaanta iyo roobka ka da’aya waqooyiga Filibiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here