Hirshabelle oo isku diyaarinaysa doorasho iyo ammaanka oo la adkeeyay

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya.

Waxaa hadda la diiwaangeliyay qaar kamid ah musharraxiinta u tartamaya kuraasta sideeda ah ee yaalla Jowhar.

Maamulka Hirshabelle ayaa lagu ammaanay in kuraasta aanu u xirin siyaasiyiin gaar ah, doorashada ka dhici doonta ay u muuqato mid si weyn loogu tartami doono

Ammaanka magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka la dhigay ciidamo aad u fara bafan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here