Thursday, October 21, 2021
Home Tags Puntland

Tag: Puntland

Muxuu salka ku hayaa socdaalka Cumar Cabdirashiid ee Garowe?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta gaaray magaaladda Garowe ee xarunta maamulka Puntland.