Booliska Hong Kong toogtay dad dibadbaxayaal ah.

Hong Kong: Booliska Hong Kong ayaa rasaaseeyay dibad baxayaal isku
baxay waxaana jira khasaaro ka dhashay
Warar laga helayo xarumaha caafimaadka ayaa sheegaya in dhaawacyada 3
ruux oo ay rasaas ku dhacday la geeyay.


Goob joogayaal ayaa sheegay in askari boolis ah uu rasaas ku riday dhawr
qof oo isku dayday inay xoog ku jiirto jidgooyo ay ciidamadu sameysteen.


Xaafadaha qaar Hong Kong ciidamada ayaa gaaska dadka ka ilmeysiiya u
adeegsanaya dibadbaxayaal rabshado sameynayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here