C/kariin Guuleed oo soo saaray baaq ku socda DF, Mucaaradka iyo guud ahaan shacabka

Madaxweynihii hore ee Galmudug marna soo noqday wasiirka amniga iyo arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka uu hadda ku jiro.

Guuleed ayaa si gaar ah farriin ugu diray xukuumadda, baarlamanka, xisbiyada mucaaradka  iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo mid walba si gaar ah ugala hadlay waxa la gudboon.

Hoos ka akhriso qoraalka Cabdikariin Guuleed:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here