Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo saaka ka socda Sh/Hoose

Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ay saakay howlgallo ka wadaan deegaano hoos taga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay ku ruuqaan sadeen tuulooyin hor leh oo aan horay ugu jirin gacanta ciidanka dowladda.

Sidoo kale ciidamada ayaa howlgalkooda waxa ay sheegeen saraakiisha hoggaaminaysa in ay ku soo saareen miinooyin ay aaseen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here