Duqii Hore ee Caasimadda oo ka sheekeeyay xusuustiisa xasuuqii 14 October

Gudoomiyihii hore e Gobolka Banadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka sheekeeyay xusuutiisa weerarkii ay dadka badan lagu xasuuqay ee 2017-ki ka dhacay Isgoyska Soobe ee Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in weli aan la qaadin talaabooyinkii loo baahnaa islamarkaana aan cashar fiican laga baran.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in amniga Muqdisho lagu wareejiyo maamulka Gobolka si loogula xisaabtamo waxa dhacaya.

Hoos ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here