Golaha Shacabka oo meel mariyay laba sharci

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay laba sharci kadib markii ay marsiiyeen doodii sedaxaad.

Sharciga Iibka Qaranka ayaa lagu ansixiyay 133 cod, waxaa sharcigaan diiday 2 Xildhibaan halka ay 4 kalena ay ka aamuseen.

Sidoo kale Xildhibaanadda ayaa ansixiyay Sharciga Furdooyinka waxaana ogolaaday 134 Xildhibaan, waxaa diiday shan Xildhibaan halka ay sedax diideen.

Sharciyadaan ayaa loo gudbinayaa Golaha Aqalka Sare oo marka ay ansixiyaan kasdib loo gudbin doono Madaxweynaha si uu sixiixo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here