Kulanka Aqalka Sare oo maanta jira iyo Ajandaha oo la shaaciyay

Senerotada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda magaalada Muqdisho.

Fariin loo diray xildhibaanada ayaa lagu faray in Arbacada maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka October saacadu markey tahay 10:00 a.m ay yimadaan xarunta golaha Aqalka Sare.

Ajandaha kulanka maanta ayaa ah akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here