Madaxweynaha Chile oo kala diray golihiisa wasiiradda

Madaxweynaha Chile Sebastian Piñera ayaa eryay golihiisii Wasiiradda si uu u dhiiso xukuumad cusub ulana yimaado isbedallo bulsho ee ay dalbanayeen dibadbaxyadda.

“Dhamaan wasiiradeyda waxaan gaarsiiyay ogeysiis si aan ukala diro una wajaho dalabka cusub” ayuu riri Madaxweynuhu.

Weli cadda sida uu Madaxweynuhu u qaabeyn dono golihiisa cusub ee wasiiradda.

In ka badan hal million oo qof ayaa jimcihii ku biiray dibad baxyadda ka socda caasimadda Santiago kuwaas oo dalbanayay cadaalad bulsho. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu dhageystay dalabka dadka uuna ka jawaabayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here