Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Beledweyne

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa Beledweyne u tahay u kuur galidda xaaladda bani’aadanimo ee ka jirta magaalada oo ay saamayn balaaran u gaysatay fatahaadii uu ka sameeyay wabiga Shabeelle.

Gurmad loo fidinayo dadka reer Beledweyne ayaa guud ahaan ka socda dalka, waxaana haatan markii ugu horeysay sidii ay u bilaawdeen fatahaaduhu gaaray magaalada Beledwyne Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here