Maxay kala yihiin ajandayaasha hor yaalla kulanka Golaha Shacabka?

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay kulankooda 6aad ee kalfadhigaan ku yeelanayaan magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa lagu war galiyay in ay maanta soo xaadiraan kulanka golaha, Agendayaasha kulanka maanta ayaa kala ah:

1.Akhrinta 3aad Wax ka badelka Sharciga iibka Qaranka iyo Ajendaha labaad oo ah akhrinta 3aad  ee wax ka badelka Sharciga Furdooyinka.

Xildhibaanada ayaa sidii uu kalfadhigaan furmay waxa ay dardar galiyee howlaha hor yaalla oo lagu tilmaamay kuwo aad u badan, waxayna yeelanayeen kulamo xariir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here