Maxkamada Sare oo bilowday dhageysiga Kiiska dacwada xisbiga Himilo Qaran

Maxkamadda sare ee dalka  ayaa maanta waxaa ka socta dhageysiga dacwadda ay horaantii bishii hore geeyeen Xisbiga Himilo Qaran.

Waxaana  dooda ugu horeysa ay maanta noqotay nuuca dacwadda iyo sida loo qaadayo taasi oo qareenada xisbiga ku doodeen in ay tahay mid maamul.

Garsoorayaasha maxkamadda oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka  Baashe Yuusuf Axmed  ayaa hoolka maxkamadda banaanka uga baxay daqiiqado kooban si ay u soo saaraan go’aan ku saabsan nuuca dacwadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here