Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo daah furay shir looga hadlaayo arimaha deegaanka.

Ra-iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed{Khadar} ayaa Muqdisho ka furay shir looga tashanayo dhameystirka siyaasada qaranka ee deegaanka loogana danleeyahay hir gelinta deegaanka nadiif ah sida laga sheegay madasha shirka.

Mudane Khadar ayaa furitaanka shirka ka sheegay in isbadalka cimilada aduunka, abaaraha, daadadka iyo xaalufinta deegaanka ay saameyn aan wanaagsaneyn ku yeesheen dalka.

Soomaaliya oo ah dowlad aan tabar ahaan isku filneyn ayaa la daalaa dhaceysa caqabadaha ka soo wajaha isbadalka cimilada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here