Sawirro:-Safiirkii ay Dowladda Soomaaliya u magacaawday Suudaan oo warqadihii safiinimo …

Dowladda Suudaan ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiir cusub oo ay u magacaawday dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha golaha siyaasadda dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al- Burhaan ayaa waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Khartuum.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Maxamed Isxaaq Ibraahim u magacaabay safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here