Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta magacaabay Taliyaal ciidan

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  ayaa maanta xilal u magacaabay seddax sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska.

Saraakiisha la magacaabay ayaa kala ah:-

1) G/Sare Cabdikariin Xuseen Macalin  ayaa loo magacaabay Taliyaha Akadeemiyada Gen. kaahiye.

2) G/le Cabdifitaax Bashiir Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga Airpor-ka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho.

3) G/Le Asad Cabdalla Saciid ayaa isna loo magacaabay Taliyaha Laanta Miina Baarista ciidanka Booliska Soomaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here